”Hadalka Farmaajo Waa Dameer Ciyey….” Madaxweyne Muuse Biixi Oo Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Hargeysa

0
41

Madaxweynaha Somaliland iyo waftigii uu hogaaminaayey ee safarka ugu maqnaa dalka Gini ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtey isla markaana si ballaadhan magaalada Hargeysa loogu soo dhaweeyey.

Madaxweyne Biixi ayaa safarkaasi faah faahin dheeraad ah ka bixiyey isla markaana waxaa uu si kulul uga jawaabey hadal ka soo yeedhay dawlada Somaliya oo ay xidhiidhka ugu jartay dalka Gini, waxaana uu hadalka Madaxweyne Farmaajo ku sifeeyey in aaney Somaliland uga duwaneen dameer ciyey, Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here