Weftigii Ugu Cuslaa Ee Ka Socda Dalka Eriteriya Oo Maanta Ku Soo Waajahan Somaliland

0
157

March 18, 2019 (BRA-Hargeysa)-Wefti uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda dawladda Eriteriya Cismaan Saalax Maxamed, ayaa goordhow imanaya magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland – sida ay xaqiijiyeen ilo-diblomaasiyaddeed.

Waa weftigii ugu horreeyay ee heerkiisa ah ee ka socda Eriteriya, kuwaasi oo yimaadda Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here