“Dalkan Ma DP World Ayaa Xukunta…” Golaha Guurtida Somaliland

0
68

March 17, 2019 (BRA-Hargeysa)-Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye (Axmed Gacan) oo ka mid ah mudaneyaasha golaha guurtida ayaa si adag uga soo horjeestay tallaabo ay shirkadda DP World qaaday oo ka cadhaysiisay ganacsada wax kala soo degta Dekedda Berbera, Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here