“Dalku Dib U Habayn Buu U Baahan Yahay…”Jamaal Cali Xuseen

0
34

February 10, 2019 (BRA-Hargeysa)-Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo ka tirsan xisbiga KULMIYE ayaa waxa uu si adag uga hadlay xukun lagu riday wargeyska Foore madax-bannaan, waxaanu sheegay in dalku u baahan yahay dib u habayn dhinaca sharciga ah, Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here