Agaasimihii Guud Ee Wasaaradda Biyaha Somaliland Oo Shaqadii Laga Joojiyay

0
142

February 9, 2019 (BRA-Hargeysa)-Wasiirka wasaaradda horumarinta biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa waxa uu warqad uu soo saaray ku sheegay in uu shaqadii ka joojiyay agaasimihii guud ee wasaaradaasi Jamaal Cabdi Muuse.

Warqadan uu wasiir Saleebaan Cali Koore ayaa waxa ay dhignayd sida tan:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here