Barnaamijka Baadi-goob Oo Fashiliyay Dheeliga Ka Muuqda Saami-qaybiga Xukuumadda KULMIYE

0
80

January 13, 2019 (BRA-Hargeysa)-Barnaamijka Baadi-Goob oo ah Barnaaji inta badan lagu fallan-qeeyo xaaladda dalka iyo xukumaddda tallada KULMIYE ayaa qaybtan waxaa lagu eegayaa sida xukumadda Muuse Biixi u maamushay saami-qaybsiga Kuraasta Masuuliyiinta Dalka iyo arrimo kale, Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here