“Madaxweynaha Si Shakhsiyan Ah Ayaan Ugu Tagayaa Waxaan Ku Sheegayaa In Xisbi 40% Helay Codka Shacabka In Aan Loo Maqal Xisbi Helay 4% Helay…” Guddoomiyihii kowaad Ee Xisbiga UCID Oo Ka Hadlay Sababta Uu Isku-casilay

0
93

January 13, 2019 (BRA-Hargeysa)-Guddoomiye ku-xigeenkii xisbiga UCID Cabdinaasir Buuni ayaa waxa uu ka hadlay sababta keentay in uu iska casilo xisbigaasi, Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here