Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag Uga Hadlay Muranka Ka Taagan Doorashooyinka Iyo Guddiga Doorashooyinka, Madaxweyne Biixi-na Fariin U Diray

0
10

January 13, 2019 (BRA-Hargeysa)-Hoggaamiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan oo maanta warbaahinta kula Hadley xarunta dhexe ee xisbigaasi ayaa waxaa uu si adag uga hadley muranka ka taagan doorashooyinka iyo Kominshanka doorashooyinka qaranka.

Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa waxa uu sheegay in xisbiga Waddani aanu marnaba aqbali doonin in Kominshankan doorashooyinku uu doorasho danbe u qabto isla markaana aanay jirin cid ku qasbi karta xisbigooda aragti kale.

Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa waxa uu caddeeyey in aaney suurto-gal aheyn in dalka ay ka dhacdo doorasho laba xisbi oo kali ah, Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here