Guddoomiye Ku-xigeenkii Xisbiga UCID Oo Xilkii Laga Qaadey, Dhankiisana Sheegay In Uu Is-casilay Xisbigaasi

0
40

January 13, 2019 (BRA-Hargeysa)-Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa sheegay in uu xilkii ka qaadey guddoomiye ku xigeenkaasi Cabdinaasir Muxumed Buuni.

Guddoomiye ku xigeenka mucaaridka ah ee Xisbiga UCID Cabdinaasir Muxumed Buuni ayaa oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu isaguna sheegay in uu xilkaasi iska casilay.

Goordhaw la soco warkan oo faah-faahsan

Image may contain: text

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here