“In Muddo Laba Sanno Ah La Kordhiyo Ayaa Lagu Heshiiyay…” Xisbiga WADDANI Oo Fashiliyay Qorsheyaal Qarsoon Oo Khatar Ku Ah Somaliland Oo Xukuumadda KULMIYE Damacsan Tahay

0
109

January 8, 2019 (BRA-Hargeysa)-Xoghayaha guud ee xisbiga WADDANI Khadar Xuseen Cabdi ayaa waxa uu sheegay in xukuumadda KULMIYE ay golaha guurtida ku amartay in golaha wakiillada iyo deegaan loo kordhiyo muddo laba sanno ah, waxaanu sheegay in xisbigooda aanu marna ka tanaasuli doonin in la kala diro komishanka doorashooyinka qaranka, halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here