DAAWO: “Guddoomiyenimada Xisbiga KULMIYE Beeshayda Ayaa Loo Ballan-Qaaday In Lagu Wareejinayo…” Boqor Buurmadow Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ka Dalbaday In Uu La Kulmo Beeshooda

0
239

January 8, 2019 (BRA-Hargeysa)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa waxa uu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ka dalbaday in uu la kulmo beeshooda, waxaanu sheegay in beeshooda loo ballan-qaaday guddoomiyenimada xisbiga KULMIYE in lagu wareejin doono, Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here