“Waftigii Midawga Yurub Ka Socday Waxa Ay Noo Sheegeen In Haddii Doorashooyinku Ku Dhici Waayaan 2019 Ay Dunidu Somaliland Ka Jeesanayso…” Xisbiga UCID

0
120

December 4, 2018 (BRA-Hargeysa)-Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa waxa uu soo bandhigay walaac beesha caalamku ka qabto dib u dhaca doorashooyinka golleyaasha wakiillada iyo deegaanka.

Waxaanu sheegay xisbiga UCID in haddii doorashooyinku ku dhici waayaan sannadka dambe ay si weyn hoos ugu dhacayo xidhiidhkii somaliland iyo beesha caalamku, Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here