DAAWO: Wasiir Guribarwaaqo Oo Shaaciyey Sababta Uu Dacwada Uga Gudbiyey Telefishanada SAAB Iyo STAR

0
70

November 10, 2018 (BRA-Hargeysa)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland ayaa waxaa uu markii ugu horreysay uu shaaciyey sababta uu dacwada uga gudbiyey telefishanada Saab Tv Iyo Star Tv , waxaana uu sheegay in ay warar aan anshaxa saxafadeed aan ku jirin ay ka gudbiyeen jabhadda Taliye Caarre, Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here