DAAWO: “Ramaax Xilka Waxa Ku Haysay Aamina Waris Marwadii Hore Ee Siilaanyo Oo Taageertay…” Xisbiga KULMIYE Oo Si Kulul Ugu Jawaabey Ramaax

0
449

Xisbiga KULMIYE ayaa waxaa uu si adag uga jawaabey eedeymo ka soo yeedhay xoghayaha arrimaha gudaha xisbiga UCID siyaasi Ramaax

Xisbiga KULMIYE ayaa waxaa uu sheegay in xukuumaddii hore ee Siilaanyo Ramaax ay xilka ku haysay marwadii Siilanyo Amina Waris oo ay sheegen in y inaabti ahayeen, Halkan Hoose Ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here