Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiillada Somaliland Oo Maamulka Puntland Ku Ammaanay Mashaariic Horumarineed Oo Ay Ka Hir-Galiyeen Gobolka Sanaag

0
148

November 4, 2018 (BRA-Hargeysa)-Xildhibaan Maxamed Cismaan oo ka mid ah xildhibaannada golaha wakiillada Somaliland ee laga soo doorto gobolka Sanaag ayaa maamul goboleedka Puntland ku ammaanay mashaariic horumarineed oo ay ka hir-galiyeen deegaano ka tirsan gobolka Sanaag, Halkan hoose ka DAAWO

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here