Cabdi Iley Oo Isku Dayay Inuu Ka Baxsado Xabsiga Addis Ababa.

0
502

Booliska Ethiopia ayaa sheegay in Cabdi Maxamuud Cumar, madaxweynihii hore ee deegaanka Soomaalida uu isku dayay in uu ka baxsado xabsiga.

Askarigii Ilaalinayay ayuu waxyeelo u geystay sida Boolisku Maxkamadda maanta u sheegeen.

Cabdi Maxamuud Cumar, oo loo haysto rabshadii Jigjiga ka dhacay ayaa dacwadiisa dib loo dhagaysan doonaa 29 bishan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here