Abbaan-duule Ciidanka Qaranka Hore Uga Goostay Oo Beeniyay In Uu Dib Uga Soo Goostay Jabhadda Kornayl Caarre Oo Uu Ku Soo Noqday Somaliland

0
484

September 15, 2018 (BRA-Boosaaso)-Abaanduulihii Guutada Saddexaad ee Ciidanka Qaranka Somaliland Gamaal Ducaale Maxamed Ismaaciil (Gamaal Baaxad) ee dhawaan u goostay Jabhadda Kornayl Caarre ayaa beeniyay in uu dib uga soo noqday Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here