“Waan Dagaalamaynaa Jabhad Ayaanu Samaynaynaa” Beel Degta Inta Badan Gobollada Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Shir Aayo Ka Tashi Oo Ka Dhan Ah Somaliland, Hanjabaad Culus Dirtay

0
576

August 12 2018 (BRA-Hargeysa)-Madax-dhaqameedka Beesha Madhibaan (Gabooye) ayaa maanta ku dhawaaqay shir ay aayahooda kaga tashanayaan oo ay qabsan doonan.

Sidoo kale Madax-dhaqameedkan ayaa waxaa ay ku hanjabeen inay sameysan doonan jabhad dagaalanta ka dib markii sida ay hadalka u dhigeen ay Somaliland ka wayeen xaqii ay ku lahayeen, Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here