Axmed Shide Oo Loo Magacaabay Guddoomiyaha Xisbiga Dimoqaraadiga Shacabka Soomaalida Itoobiya

0
554

August 12 2018 (BRA-Jigjiga)-Axmad Shide oo ah Wasiirka Isgaarsinta ee Itoobiya ayaa goor dhow loo Magacaabay Guddoomiyaha Xisbiga Dimoqaraadiga Shacabka Soomaalida Itoobiya.

Go’aanka ayaa kasoo baxay Shir Maalmihi udanbeeyay kasocday Magaalada Adis ababa.

Xilka Gudoomiyaha XDSHSI waxa hore u haayay Cabdi Maxamuud Cumar Madaxweynihi hore ee hore ee dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here