DAAWO: Xildhibaan Naasir Cali Shire oo Beeniyey Inuu Laaluush Waydiistay Cali Mareexaan, Markalena Ku Celiyey Inuu Hayo Caddaymo Musuq-Maasuq.

0
561

(BRA-Hargeysa)-Xildhibaan Naasir Cali Shire oo ah guddoomiyaha guddiga dabagalka hantida qaranka ayaa beeniyey inuu laaluush waydistay masuuliyiintii ay warbixinta musuq-maasuqa ku xuseen, ka hor intii aanay soo bandhigin sidoo kalena waxa uu sheegay inuu hayo caddaymaha eedaha uu u soo jeediyey masuuliyiintii xukuumaddii hore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here