Daawo: Maamulka Puntland Oo Somaliland Ku Eedeyey Qaraxii Buuhoodle Ka Dhacay

0
466

August 3 2018 (BRA-Hargeysa)- Madaxwayne ku-xigeenka maamulka Puntland Cabdixakiim Cumar Camey ayaa sheegay in qaraxii ka dhacay magaalada Buuhoodle ay ka danbeysay Somaliland. Camey wuxuu sheegay in qaraxani oo ka dhacay fiidnimadii habeen saddexaadka guddaha Buuhoodle ay Somaliland soo abaabushay. Qaraxani waxa ku dhintay mas’uuliyiin kala duwan.

                                       HALKAN KA DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here