Maxkamad Go’aan Ka Gaadhay Kiiskii Jabuuti Iyo Shirkadda DP World + Jabuuti Oo Si Adag Ugu Gacansaydhay

0
993

August 2 2018 (BRA-Jabuuti)-Maxkamadda dhexdhexaadinta caalamiga ah ee London ayaa go’aan ka gaadhay dacwaddii u dhexaysay Jamhuuriyadda Jabuuti iyo Shirkadda Dubai Ports World.

Maxkamadda ayaa xukuntay inuu shaqaynayo heshiiskii u dhexeeyay labada dhinac ee ay dawladda Jabuuti ka baxday lix bilood ka hor.

Maareeyaha Dekadaha Jabuuti Abubakar Cumar Xaddi ayaa go’aankan ku gacansaydhay, Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here