“Farmaajo Waxa Uu Ugu Neceb Yahay Geeska Afrika Waa Jabuuti Iyo Somaliland…” Golaha Wakiillada Oo Ka Hadlay Khilaafka Jabuuti Iyo Soomaaliya

0
721

August 2 2018 (BRA-Hargeysa)-Xildhibaan Cali Sheekh Maxamed Aareeye oo ka tirsan golaha wakiillada somaliland ayaa eedaymo u jeediyay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillahi Farmaajo waxaanu aammaanay madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here