Ex. Wasiir Xaglo-Toosiye Oo Ka Hadlay Qarax Xalay Ka Dhacay Magalada Buuhoodle

0
570

August 2 2018 (BRA-Buuhoodle)-Wasiirkii hore ee wasaaradda caafimaadka Dr. Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-toosiye ayaa ka hadlay qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo xalay fiidkii ka dhacay magaalada Buuhoodle, Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here