Agaasimihii Warfaafinta Ee Uu Maanta Xilka Ka Qaaday Madaxweyne Muuse Biixi Oo Si Cadho Leh Uga Hadlay Xil Ka Qaadistiisa

0
832

July 31 2018 (BRA-Hargeysa)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigelinta Somaliland Cali Maxamed Cali (Cali-Caliyow) ayaa si cadho leh uga hadlay xilkaasi uu maanta ku sameeyay Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigelinta Somaliland Cali Maxamed Cali (Cali-Caliyow) ayaa qoraal uu ku faafiyay barta uu ku leeyahay facebook-ga waxa uu ku yidhi “Yar yarkan Bohogayslabe iyo kan sheeganayaa yaanay igu daalin. Wax kastaa waa Alxamdulilaah laba jeer, marna ilaahay baa qoray marna inaadeerkay baa i bedeley oo wax iga maqan ma jiraan. Ee ninkaad abtirsiinyo wadaagtaan oo qaarna xiqdi iyo xumaan hadlayaan qaarna ciil hadlayaan waxaan leeyahay haygu habsaamina”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here