Maxay Ka Wada-Hadleen Hogaanka Sare Ee Xisbiyadda Mucaaridka Somaliland Iyo Wafti Culus Oo Ka Socday Beesha Caalamku??

0
668

July 30 2018 (BRA-Hargeysa)-Hoggaanka sare ee xisbigayada mucaaridka ah Somaliland ee WADDANI iyo UCID ayaa kulan la yeeshay wafti ka socday urur gobolleedka IGAD iyo qaramada midoobay, haddaba arrimaha ay ka wada-hadleen iyo qaabka uu u dhacay kulankaasi Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here