DAAWO: “Waxa Aan Ka Doonaynaa Beesha Garxajis Meel Kasta Oo Ay Ku Nooshay In Ninkaa La Hor-Keeno Maxkamadda Caalamiga Ah…” Madax-dhaqameedka Beelaha Garxaajis Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadalo Ka Soo Yeedhay Madaxii Goobjoogeyaashii Doorashada

0
1017

July 30 2018 (BRA-Hargeysa)-Guddida Madax-dhaqameedka Beelaha Garxaajis oo maanta Warbaahinta kula Hadley Hargeysa waxaa ay hanjabaad culus u direen madaxii goob-joogayaasha doorashadii madaxtooyadda Somaliland oo ay sheegen in Shirkii beesha Garxaajis wax aaney u qalmin ku sheegay oo uu ku eedeeyey, Halkan hoose ka DAAWO

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here