DAAWO: “Waxa Aanu Ka Midaysanahay Dawlad, Xisbi Iyo Shacaba In Aanu…” Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Kulan Nuxurka Kulan Dhex-Maray Wafti Culus Oo Ka Socday Beesha Caalamka

0
1124

July 29 2018 (BRA-Hargeysa)-Hoggaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka hadlay kulan ay la yeesheen madax ka socotay urur gobolleedka IGAD iyo qaramada midoobay, Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here