“Aayadihii Dadka Mas’uuliyiinta Lagu Akhriyay Ayaad..” Wiil Yar Oo Muuse Biixi U Akhriyay Aayado Qur’aan Ah Iyo Qaabkii Uu Ugu Jawaabta Madaxweynuhu

0
548

July 29 2018 (BRA-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada marti-qaad gaar ah ugu sameeyey arday xafidday Qur’aanka kariimka ah.

Arday ka mid ah ardaydii dhammaystay qur’aanka ayaa kulankii Madaxweynaha ka akhriyay aayado qur’aan ah oo ka hadlay mas’uuliyad saaran dadka madaxda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa isagu ka filceliyay arrintan, Halkan hoose ka DAAWO

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here