“Xildhibaannada Reer Gabiley Ee Qabyaalada Ugu Hadlay Madaxweynaha Waxa Aanu Leenahay…” Golaha Caynaba Oo U Soo Jawaabay Dhiggooda Gabiley Iyo Berbera Taageera-na Muujiyay Maayirka Burco

0
724

July 28 2018 (BRA-Caynaba)-Xildhibaannada golaha Deegaanka ee degmada Caynaba ayaa u soo jawaabay golleyaasha deegaanka Degmada Berbera iyo Gabiley, waxaanay taageero u muujiyeen Maayirka degmada Burco Maxamed Yuusuf Cabdiraxmaan (Maayir Muraad), Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here