Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Ku Wajahan Garoowe Iyo Puntland Oo Laba Arrimood Kala Hadlaysa

0
177

July 26 2018 (BRA-Garoowe)-Warar aanu helayno ayaa sheegaya in raysal wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu safar ku tegi doono maamulka Puntland dhawaan. Wuxuu noqonayanaaa safarkiisii ugu horeeyey ee ku tago magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland, Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here