DAAWO: “Muuse Biixi Waxa Uu Jecel Yahay In Lays Caayo Laakiin Anigu…” Faysal Cali Waraabe Oo Si Adag U Weeraray Madaxweyne Biixi Kana Hadlay Kulankii Farmaajo Iyo Shirkii Brussles

0
786

July 26 2018 (BRA-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa khudbad xasaasi ah u jeediyay dadweynihii soo dhawaynayay, waxaanu si faah-faahsan uga hadlay kulan uu la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillahi Farmaajo iyo shirkii Brussles, Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here