Dirawaliinta Basaska Iyo Dadweynaha Degmada Maxamuud Haybe Ee Magaalada Hargeysa Oo Ka Hadlay Shaqo-Joojin Ay Maanta Sameeyeen

0
80

July 26 2018 (BRA-Hargeysa)-Basaska u baxa degmada Maxamuud Haybe ee magaalada Hargeysa ayaa saaka shaqo-joojin sameeyay. Waxay ka cabanayaan waddo xumo iyo Parking la’aan.

Dadweyne badan oo markay shaqo tagayaan basaska raaci jiray ayaa saaka lug ku tagay suuqa, halka kuwo kalena ay qiimo ka qaalisan basaska ay ku raaceen Tagaasida, Halkan hoose ka DAAWO

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here