“Sidaad Adeerkaa Siilaanyo Uga Xishoonaysan Muuse Biixi-na Uga Xishoo.. ” Xildhibaano Reer Burco Ah Oo Madaxweynaha Iyo Beesha Habar Awal Ka Difaacay Eedaymo Ugu Yimid Maayir Muraad

0
1664

July 25 2018 (BRA-Burco)-Xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka Degmada Burco ayaa Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ka difaacay eedaymo uga yimid Maayirka Burco  Maxamed Yuusuf Muraad iyo beesha Habar Awal, Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here