“Faysal Cali Waraabe Waa Qaran-Dumis Ee Madaxweyne Waa In Sharciga La Mariyaa..” Xildhibaan Nac-Nac

0
929

July 25 2018 (BRA-Hargeysa)-Xildhibaan Axmed Diiriye Nac-nac oo ka tirsan mudaneyaasha golaha wakiillada ayaa sheegay in Faysal Cali Waraabe yahay qaran-dumis isla markaana wuu ku kacay khiyaamo qaran waxaanu ku baaqay in sharciga la mariyo,Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here