Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shaacisay Inay Maanta Joojisay 1,252 Magac Oo Si Been Ah Mushahar Lagu Qaadan Jiray

0
510

July 24 2018 (BRA-Hargeysa)-Hay’adda shaqaalaha dawladda ee Somaliland ayaa sheegtay in 1,252 magac oo mushahar lagu qaadan jiray ay maanta joojiyeen.

Guddoomiyaha Hay’adda shaqaalaha Somaliland Sharma’arke Geelle ayaa sheegay in jagooyinkan shaqo ee sida beenta ah lacagta loogu qaadan jiray la buuxin doono, Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here