30 Sanno Ka Dib Diyaaradihii Hargeysa Duqeeyay Iyo Xasuusta Ay Kaga Tageen Dadkii Goobjoogaa Ahaa Wakhtigaa

0
492

July 24 2018 (BRA-Hargeysa)-Waxaa hadda laga joogaa 30 sano markii diyaarado ay lahayd dowladdii militariga ee Soomaaliya ay duqeeyeen magaalada Hargeysa.

Duqayntaasi iyo guud ahaan dagaalkii ka socday Somaliland ayaa waxa wali xusuustaa dad badan oo xilligaasi goob joog u ahaa.

Hadaba si aan dib loogu milicsano dhacdadaasi ayaa waxa warbixintan ka diyaariyay Bashkas Jug soo dhacay oo imika Hargeysa ku sugan, Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here