Suldaanka Beesha Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Kulankii Farmaajo Iyo Faysal Cali Waraabe Iyo Tallaabada Ay Xukuumadu Ka Qaadayso

0
426

July 23 2018 (BRA-Hargeysa)-Suldaanka guud ee beesha Madaxweyne Muuse Biixi Suldaan Maxmed Suldaan Axmed Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye ayaa ka hadlay kulan dhawaan magaalada Brussles ku dhex-maray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillahi Farmaajo iyo guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here