“Lix Jeer Oo Hore Ayaanu Ku Dhaaranay Kitaabka Qur’aanka Ah Lixdii Jeerba Waa La Jabiyay Ee Maanta Cullimadu Ma Kitaab Cusub Oo Aanu Ku Dhaarano…” Jawigii Saaka Ee Shirkii Ceel-afweyn

0
1049

July 23 2018 (BRA-Ceel-afweyn)-Shirka Nabadaynta Beelaha Deegaanka Ceel Afweyn ee Baryahanba Ka Socday Deegaanka Degmada CeelAfweyn ayaa maanta Loogo dhaariyey labada beelood ee colaadu dhex-martay iyaga ka hadlay dareenkooda, halkan hoose ka DAAWO qaabkii dhaartu u dhacday iyo hadalladii laga jeediyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here