“Faysal Cali Waraabe Farmaajo Ayuu Shaxaad Tagay Ee Ha La Xidho” Reer Burco Oo Si Adag Uga Hadlay Kulankii Brussels

0
474

July 23 2018 (BRA-Burco)-Shacabka ku nool magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa si adag uga hadlay kulankii dhawaan magaalada Brussels ku dhex-maray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillahi Farmaajo iyo Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here