Faysal Cali Waraabe Oo Mar Kale Ka Hadlay Kulan Farmaajo Iyo Arrimaha Ay Ka Wada-hadleen

0
391

July 22 2018 (BRA-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa ka warbixiyay kulan uu dhowaan Belgium-ka kula qaatay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Farmaajo.

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo wareysi siiyey warbaahinta fadhigeedu yahay Muqdisho ee Goobjoog sheegay inay arrimo badan ay ka wadahadleen Madaxweyne Farmaajo, Halkan hoose ka DAALACO waraysigan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here