Wajigii Labaad Shirka Nabadaynta Ceel-afweyn Oo Saaka Furmay + Cabdiraxaam Aw Cali Faarax Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Ku Biiray Ergada

0
755

July 21 2018 (BRA-Hargeysa)-Waxa saaka magaalada Ceel-afweyn ka furmay wajigii labaad ee shirkii nabadaynta beelaha walaalaha ah ee wada dega deegaanka Ceel-afweyn.

Wafti culus oo ay hoggaaminayaa laba Madaxweyne Ku-xigeenka oo hore ayaa maanta qayb ka noqday guddiga nabadaynta Ceel-afweyn oo muddo shan cisho ah ka dib mar kale dib u furmay.

Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax iyo Axmed Yuusuf Yaasiin oo ayaa hadda hadalo ka jeedinaya shirka Nabadaynta.

Wixii warar ah ee ka soo kordha halkan kala soco

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here