“Markii Aanu Garoowe U Baxaynay Waanu La Kulanay Madaxweyne Muuse Wuuna..” Ergadii Garoowe

0
630

July 21 2018 (BRA-Hargeysa)-Axmed Aadan Buuxane oo ka mid ah ergo Somaliland ka tagtay oo Garoowe u tagay arrimo nabadeed ayaa waraysi uu bixiyay kaga hadlay wixii madaxweyne Biixi ka ogaa socdaalkooda waxaanu sheegay in madaxweynuhu ku faraxsana in ay bilaaban dhexdhexaadin ay Somalia ugu tagaan.

Waxa uu sheegay in aanay suuro galin la kulanka Cabdi Wali Gaas, islamarkaana arrintani ula muuqatay mid adag oo dhinacyadu kala taaggan yihiin meelo kala fog iyagana aanay jirin wax go’aan ah oo ka go’aya Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here