“Anigu Suldaan Xasan Uma Aqoonsani Suldaan, Faysal Iyo Cali Khaliif-na Muuse Biixi Ayay Matallayaan..” Guddoomiyaha Guddiga Garxajis

0
288

July 21 2018 (BRA-Ceel Afweyn)-Suldaan Axmed Cismaan Caddo-gude oo ka mid ah madax-dhaqameedka Somaliland ayaa si adag uga hadlay hadal dhawaan ka soo yeedhay Suldaanka guud ee beelaha Habar Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdillahi Suldaan Cabdiraxmaan, Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here