Cirro Oo Dhaliilay Xukuumadda Muuse Iyo Xaaladda Ceel Afweyn Oo Uu Ka Hadlay

0
244

July 20 2018 (BRA-Hargeysa)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo shir jaraa’id ku qabtay maanta hoyga uu ka deggan yahay magaalada Hargeysa waxa uu kaga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid tahay shirkii Brussels ee dalka Bilgumka ka dhacay, xaaladda Ceel Afweyn, Ergo dhawaan tagtey magaalada Garoowe, dagaalka Tuke-raq.

Ugu horeyn Guddoomiye Cirro waxa uu sheegay  in xisbiga Kulmiye ku fashilmay talada dalka isagoo sidoo kalena ka digay dib  u dhac ku yimaada doorashada , waxaana uu wax aan la aqbali karin ku sifeeyey inay shaqadii sii wataan Kominshanka Doorashooyinka oo uu xisbigiisu kalsoonidii kala noqdey 22 March ee sannadkan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here