“Waxaan La Yaabaa Dadka Yidhaahda Waxa Loo Baahan Yahay Somaliland La Wada Leeyahay” Suldaanka Guud Subeer Awal Oo Difaacay Madaxweyne Biixi

0
1004

July 18 2018 (BRA-Hargeysa)-Suldaanka guud ee Subeer Awal Suldaan Xasan suldaan Cabdillahi Suldaan Diiriye sheegay in aanay dhegihiisu maqli karin Somaliland la wada leeyahay, waxaanu ku dooday in Somaliland sidaas ay tahay lagu wada leeyahay, waxaanu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ka difaacay dhaliilo loo soo jeediyay, Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here