Madaxweyne Biixi Oo Kulan La Yeeshay Wefti Oo Ka Socda Dalka Uganda

0
166

July 18 2018 (BRA-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefdi ballaadhan oo ka socda dalka Uganda, kuwaas oo ka kooban xildhibaanno Baarlamaan iyo xubno dawladda ka tirsan, Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here