“Magdhow Ayaan Siineynaa DP World…” Dawladda Jabuuti Oo Shaacisay Inay Magdhaw Lacageed Oo Badan Siinayso Shirkadda DP World

0
478

July 17 2018 (BRA-Jabuuti)-Shirkadda laga leeyahay dalka Jabuuti ee maamusha Dekadda Doraleh ayaa sheegtay inay diyaar u yihiin inay magdhow ka bixiyaan heshiiskii ay ka baxeen ee u dhexeeyay iyaga iyo Shirkadda Dubai Ports World ee laga leeyahay Imaaraadka.

Shirkaddan ayaa sheegtay inay doonayaan inay DP World u celiyaan saamigii ay ku lahayd dekedda Doraleh oo ahaa boqolkiiba 33.

Guddoomiyaha Dekadaha iyo Aagga Cashuurta ka Caaggan ee Jabuuti Abubakr Cumar Xaddi ayaa sheegay inay tallabaadaasi u qaadayaan si ay u kala baxaan labada shirkadood, Halkan hoose kaga boggo warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here