War Deg-deg Ah: Ismaaciil Hurre Oo Ka Hadlay Arrimaha Ay Ka Wada-hadleen Madaxweyne Muuse Biixi

0
1214

July 16 2018 (BRA-Hargeysa)-Siyaasi Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa oo goordhaweyd saxaafadda kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay kulan ay dhawaan qasriga Madaxtooyadda uu kula yeeshaya Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi.

Siyaasi Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa ayaa soo bandhigay shan qodob oo ay ka wada-hadleen Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Shanta qodoba ayaa waxa ay kala ahayeen:

1- Isbaddalka Itoobiya
2- Wada-hadallada Somaliland iyo Soomaliya
3- Xaaladda Tukaraq
4- Xaaladda Ceel-Afwayn
5- Shirkii Beesha Garxajis

Goor dhaw filo muuqaalka warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here