Ismaaciil Hurre Buubaa Oo Ka Hadlay Kulan Uu La Yeeshaya Madaxweyne Biixi, Safar Uu Ku Tagay Itoobiya Iyo Waxa Ku Jiray Faylkii Uu Gacanta Ku Hayay

0
529

Siyaasi Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa ayaa waxa uu markii ugu horraysay ka hadlay kulan ay dhawaan xarunta Madaxtooyadda kula yeeshaya Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, iyo qodob ay ka wada-hadleen Madaxweynaha.

Siyaasi Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa ayaa sidoo kale waxa uu soo bandhigay waxa ku jiray fayl madow oo uu gacanta ku siday markii uu la kulmayay Madaxweynaha oo hadal hayn badan dhaliyay, Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here